About Us

Radio Halgan.net Waa Dhalinyaro isku xilqaamay Inay soo gudbiyaan Duruusta ,Muxaadaraadka.Nadwooyinka diiniga ah oo lagu qabto dhamaan dalka Soomaaliya kuwaas oo ay qabtaan culumada Soomaaliyeed ee u taagan Faafinta Manhajka Salafu Saalax iyada oo aan adeegsaneyno Tignoolajiyada casariga ah , si loo daboolo baahida umada Soomaaliyeed ee daneyneysa barashada diinta Islaamka iyo faafinteeda